Deegaanka toomed ee Dagmada salaxley baa Ku Guuleysatey Tartankii Geeleyda Somaliland Waxaaney Ka Keleen…..

Tartan kii Geeleyda ee shaley ku qabsoomey duleedka galbeed magaalada Hargeisa kaasoo lagu tartan siinaayey hadba sida geelu ukala caano badanyee waxaana loo kala qeybiyey sadex qeybood oo ah qeybta koobaad oo ah ta uugu caanaha badan iyo talabaado kusoo xigta iyo qeybta sadexaad waxaaney u qeyb sanaayeen deegaan deegaan Waxaa ka soo baxaayey toban halaad
tartan kaa Waxaa Kaalinta koobaad galey deegaanka salaxley ee gobolka maroodi jeex taasoo ay ka heleen 30 halaad 9 kamida halka 21 halaad ee kale geeleydii kale somaliland
Tar tanka baa lagu cabiraayey sida ukala caano badanyiin iyo sida damca ama dhadhanka caanaa

Advertisement

Ku Xayeysiiso