Suldaan Abdiwahaab Suldaan Cumar Xaaji Daahir Oo Maanto Khamiisa Lagu Caleemo Saarey Ceelkii Hargeysa

Suldaan Abdiwahaab Suldaan Cumar Xaaji Daahir Oo Maanto Khamiis Lagu Caleemo Saarey Ceelkii Hargeysa
Xaflada caleemo sarka oo waayadii udaneysey laga dareemaayey magaalada Hargeisa Waxaa ugu danbeyntii Ku Qabsoontey Isla Magaalada Hargeisa
Caleemo saarkan suldaan abdiwahaab suldaan Cumar Oo Kuqabsoontey Al Xayad hotel Ayaa Kulmisey Waxgaradka iyo Aqoonyahanka Madax dhaqameedka siyaasi yiin beelweynta Daa, uud Ismaaciil Ciidagale Dhamaantood Waxey Ilaahey Ugabaryeen Inuu Suldaanka DadaYar ku asturo Xulkan Miisaankiisa Le
Warqabadka Togaherer Hargeisa

Advertisement

Ku Xayeysiiso