Dawladii Cusbayad ee Suudaan, kana koobnayad Askartii Xukunka qabsatay iyo Rayidkii Kacdoonka sameeyay, kuna hishiiyay in qoloba Dhawar iyo tobon Bilood Dalka xukunkiisa hayso ayaa ku dhow Burbur.

Dawladii Cusbayad ee Suudaan, kana koobnayad Askartii Xukunka qabsatay iyo Rayidkii Kacdoonka sameeyay, kuna hishiiyay in qoloba Dhawar iyo tobon Bilood Dalka xukunkiisa hayso ayaa ku dhow Burbur.

Wararka ka imanaya Suudaan ayaa sheegaya in sababta khilaafka ay uugu wayantahay Askarta oo Yuhuuda xidhiidh la samaysay, iyo Xukuumada Rayidka oo Golaha Amaanka ka cosatay in ciidaan Qaramada madoobay Suudaan la keeno.
waynu ka war sugi waxa ay ku danbayan iyo in Itoobiya mar kale soo kala dhex gali iyo in kale.

Xigasho “abdiraxmaan xadaano

Advertisement

Ku Xayeysiiso