Raysalwasaaraha Canada Justin Trudeau Oo Uu Wahalinaayo Wasiir somali Mudane Axmed Xasan Oo Booqasho Ku Yimid Ethiopia

Raysalwasaaraha Canada Justin Trudeau,
Waftiga uu hogaamiyaayo ee Ethiopia ku sugan Waxaa kamida Wasiirka Arimaha Bulshada Iyo Qoyska Canada Mudane Axmed Xasan iyo Raysalwasaaraha Ethiopia Dr Abiyi Ahmed Wasiir Mudane Axmed Xasan Waa Somali a Canada Waana Xubnaha Wasiirada Ee Wahelinaaya Raysulwasaaraha Justin Trueau.

Booqashadan Raysalwasaaraha Canada Justin Trudeau Ayaa Lafilayaa Iney Baab Cusub Ufurto Labada Wadan Waa Canada iyo Ethiopia

Advertisement

Ku Xayeysiiso