Laascaanood_ Imtixaamkii lagu kala Saarayay Xubnaha Loo Tababarayo Dab-demiska Magaalada Laascaanood Oo Hadda Maraya Qaybihiisii koowaad

Laascaanood_ Imtixaamkii lagu kala saarayay xubnaha loo tababarayo Dab-demiska magaalada Laascaanood oo hadda maraya qaybihiisii koowaad kuwaasoo kala ah Miisaanka, culays qaadida iyo orodada kala duwan.

Imtixaamkan waxaa iska kaashanaya Ciidanka Dab-demiska iyo Dawlada hoose ee Laascaanood.

Xafiiska Warbaahinta Ciidanka Dab-demiska JSL
Laascaanood/Somaliland
990 Gurmadka Degdega aha

C Qaadir Cumar Xaash

Advertisement

Ku Xayeysiiso