Shirkada Ethiopian airlines Oo Shaqaaleysey 10 Ardey ee Oogu Horeeyey Ee Abid kasoo Gala Deganka Somalida

Jigjiga togaherer Waa Mar kii u Horey sey ee Shirkada Ethiopian airlines Shaqaaleysey 10 Ardey oo kasoo jeeda qomiyada somalda dowlad deegaanka tasoo ay kuguuleysten imtixaan ay galeyn kuna guleysgey %50

Tani waxey dabo sooctaa hadalkii Madaxweynaha dowlad deegaanka somalia mustafe muxumad cumar waa ineynu doonnaa samiga shaqaale ee inagaga maqan dowlada dhexe

Advertisement

Ku Xayeysiiso