Qaar Ka Mid Ah Ardaydii Xisbiga UCID Siiyay Deeq-da Waxbarasho, Oo Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Ku Maamuusay Shahaado-sharaf

Qaar Ka Mid Ah Ardaydii Xisbiga UCID Siiyay Deeq-da Waxbarasho, Oo Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Ku Maamuusay Shahaado-sharaf, kadib Markii ay soo dhamaysteen Waxbarashadoodii Jaamacadeed.

Waxaa Xusid Mudan in Sannadkii 2019-kii, ay qalin-jabiyeen 20 Arday oo Xisbigu Siiyay Deeq-waxbarasho, Halka Sannadkanna ay qalin-jabin-doonaan Arday Tiradoodi dhantahay 36 Arday, waxaana Xisbiga UCID uu Soo Bilaabay Bixinta Deeqaha Waxbarasho, Sannadkii 2003-dii.

Advertisement

Ku Xayeysiiso