Puntland oo xidhay xafiiskii guddiga doorashooyinka Soomaaliya ee Garoowe.

Puntland ayaa xidhay xafiiskii guddiga doorashooyinka Soomaaliya ee Garoowe.

Wareegtadan hoose oo ka soo baxday Wasaaradda Arrimaha-gudaha ayaa sidoo kale lagu joojiyey howlaha doorashada Soomaaliya ee ka socday deegaannada Puntland.

Puntland ayaa hore u sheegtay in aan lagala tashan arrimaha doorashada 2021.

Advertisement

Ku Xayeysiiso