Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu billad-geesi guddoonsiiyey labada taliye qaybeed ee 31aad iyo 12aad

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu billad-geesi guddoonsiiyey labada taliye qaybeed ee 31aad iyo 12aad ee Ciidanka qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, Gashaanle Sare Cismaan Faarax Cawaale (Dolaal) iyo gashaanle sare Axmed Hurre Haariye oo muddadii ay shaqaynayeen muujiyey adkaysi, shaqo-wanaag iyo masuuliyad, waxaanu madaxweynuhu xusay in ay diyaarinayaan bixinta 750 bilad geesi oo isugu jira dahab iyo qalin.

Advertisement

Ku Xayeysiiso