Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Mudane Eng Faysal Cali Xuseen Oo Xilal Cusub Magacaabay

Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali-waraabe, ayaa xilal cusub u magacaabay Masuuliyiinta dal weynaha Jarmalka ee Xisbiga UCID.

Guddoomiyaha xisbiga Caddaaladda iyo Daryeelka ee UCID Eng. Faysal Cali-waraabe, markuu arkay baahida loo qabo xilalkan muhiimka ah. Markuu arkay kartida iyo aqoonta ay u leeyihiin xilalka loo igmaday, kuna qancay inay xilalkaas ka soo bixi karaan.
Maanta oo ay taariikhdu tahay 1 Februari 2020, waxa uu magacaabay xilalkan.

Advertisement

Ku Xayeysiiso