War deg deg ah: Xogayihii Guud ee Wadani Iyo Afhayeenkii Xisbiga Wadani oo La xidhay xili Gudoomiyaha Wadani ku Baqaay Isu imaatin

Masuulkii labaad ee xisbiga Wadani ah ayaa xabsiga loo taxaabay masuulkan ayaa ah
Xoghayihii Guud ee Xisbiga Waddani Khadar Xuseen Cabdi.

Waxa sidoo kale la xidhay Afhayeenkii Xisbiga Wadani Barkhad Batuun.

Xadhiga masuuliyiintan ayaa imanay xili maanta uu ku baaqay GudoomiyahaWadani isu imaatin Taageerayaashiisa Xarunta Xisbiga Maalinta Berri.

Inkasta oo Goor dhawayd ay ciidamada Boolisku la wareegeen Xaruntii Xisbiga.

Advertisement

Ku Xayeysiiso