Tacsi: Anaga oo Ku Hadlayna Magaca Maamulka iyo Ka Dhamaan Shaqalaha Shabakada Togaherer Waxaan Tacsi U diraynaa Eheladii Marxuun Suldaan Cumar Xaaji Daahir “Suldaan Cumar Taraydh” Oo goor dhawayd ku Geeriyooday Hargaysa

Tacsi: Anaga oo Ku Hadlayna Magaca Maamulka iyo Ka Dhamaan Shaqalaha Shabakada Togaherer Waxaan Tacsi U diraynaa Eheladii Marxuun Suldaan Cumar Xaaji Daahir ” Suldaan Cumar Taraydh” Oo goor dhawayd ku Geeriyooday Hargaysa .

Alle ha u naxariistee waxa goor dhawayd ku geeriyooday Magaalada Hargeysa Suldaan Cumar Xaaji Daahir (Cumar Taraydh)oo ka mid ahaa madax dhaqameedka Somaliland iyo Soomalida Itoobiya.

Aniga oo ku hadlaaya Magacayga iyo Magaca Hawlwadeenada Warbaahinta Togaherer Waxaan tacsi u dirayaa Dhamaan elehadii iyo Qaraabadii Gaar ahaan Xaaskiisi Caasho Caydiid Cabdilahi Caruurtiisa dhamaan Reer Xaaji Daahir iyo Asxaabtiisii shacbiga Soomaalida Geerida Naxdinta leh ee ku timid Alleh u naxariistii Marxuumka.

Mar labaad waxaan leeyahay Illaahay samir iyo iimaan ha inaga wada siiyo dhamaanteen meeshuu ka baxayna badal/Cawil khayr qaba Rabi inaga siiyo.

Inaalilaahi Wa inaa ilayhi Raajicuun

Alle ha u naxariiste Qabrigana ha u nuuree Marxuum Suldaan Cunar Taraydh wuxuu ahaa Nin Xaqa ku adima run sheeg ah ummadda Waxtara baadiilkana ka horyimaada dadka jilicsan waxtara ogaalna ah geed hadhac ah oo la hadhsado laguna hirto ayuu ahaa.

Alle Subxaanuhu Watacaalaye waxaanu uga baryaynaa in Marxuumka ku sugo Qawlka Saabitka ah janadiisana ku casuumo.

Amiin Amiin Amiin

Advertisement

Ku Xayeysiiso