Daawo : Qaabkii Loogu codee xubnihii Kominshanka ee Lixda ahaa iyo Sidii loogu kala codeeyey … Xubintii Wadani Wadni oo Wali ka maqan xili ay ansixintii dhacday.

Daawo : Qaabkii Loogu codee xubnihii Kominshanka ee Lixda ahaa iyo Sidii loogu kala codeeyey … Xubintii Wadani Wadni oo Wali ka maqan xili ay ansixintii dhacday.

  • Cabdirashii Maxamed Cali .. Waxaa Haa yidhi 50 Xubnood  Waxaa maya yidhi 13 Xubnood waxaa ka aamusay 1 xubin ah
  • Maxamuud Daahir Jaamac.. Waxaa Haa yidhi 55 Xubnood  Waxaa maya yidhi 5 Xubnood waxaa ka aamusay 4 xubin ah
  • Mustafe Maxamed Daahir …Waxaa Haa yidhi 58 Xubnood  Waxaa maya yidhi 4 Xubnood waxaa ka aamusay 2 xubin ah
  •  Kaltuun Xasan Cabdi….Waxaa Haa yidhi 55 Xubnood  Waxaa maya yidhi 8 Xubnood waxaa ka aamusay 1 xubin ah
  • Cabdiraxaam Ismaaciil Dixood ..Waxaa Haa yidhi 58 Xubnood  Waxaa maya yidhi 0 Xubnood waxaa ka aamusay 8 xubin ah
  • Xasan Yuusuf Ducaale …Waxaa Haa yidhi 58 Xubnood  Waxaa maya yidhi 1 Xubnood waxaa ka aamusay 5 xubin ah

Mar walbana gudoomiyuhu muu codaynaynayn

Advertisement

Ku Xayeysiiso