TAcsi: Xisbiga Ucid oo Tacsi u diray Eheladii iyo Qaraabadii uu Ka baxay Alleh ha u naxariistee Marxuum Dheeg Raabi Faarax

T A C S I T I I R A A N Y O L E H
__________________________________
انا لله وانا اليه راجعون البقاء لله رحم الله الفقيد بواسع رحمته ويسكنه فسيح جناته ويلهم أهله وذويه الصبر والسلوان انا لله وانا اليه راجعون البقاء لله.

Hogaanka Sare Xisbiga Ucid Gudida Fulinta Golaha Dhexe Iyo Dhamaan Taageerayaasha Xisbiga Ucid Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh u Dirayaan Dhamaan Shacbiga JSL
Gaar Ahaan #Reer_Raabi_Faarax
Xisbigu Isaga Uga Tacsiyaynaya Geeridii Naxdinta Badnayd Ee Ku Timid #Marxuum_DHEEG_RAABI_FAARAX oo Ku Geeriyooday magaalada hargaysa
Xisbiga UCID Waxaa uu Allah Uga Baryayaa Inuu Janatul Fardawsa Ka Waraabiyo Marxuumka Samir iyo Iimaan Saadiqana Ka Siiyo Ehelkii,Qaraabadii iyo Qoyskii u Marxuumku ka Baxayba Amiiiiiin

Advertisement

Ku Xayeysiiso