War Degdeg ah Marwo Fadumo Siciid oo iska Casishay Wadani kana baxday

Xoghayihii arrimaha Dibadda Xisbiga Waddani Marwo Faadumo Siciid, ayaa iska casishay xisbiga Waddani sida ay xaqiijisay.

Waxayna Si buuxda uga baxday Xisbiga Wadani, Marwo Fadumo ayaa ka mid ahayd xubnaha ugu Firfircoon Xisbiga Wadani uguna miisaanka Culus.

Warakan oo faahfaahsan inshaa Allah naga dhowra

Advertisement

Ku Xayeysiiso