Wardegdeg ah : Sadex Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Deegaanka Boorama oo Booliska Degmadaasi Xabiga u taxaabeen iyagoo ku soo eedeeyey in ay ku in ay ka dambeeyey Jabhad la sheegay in ay ka abuurantay Bariga gobolka Awdal.

Sadexdan Xildhibaan oo ka soo wada jeeda deegaan ka mid ah deegaanada hoos yimaada Gobolka Awdal ayaa waxaa ka mid ah mayor kugxigeenkii hore ee Gobolka Awdal iyo laba xildhibaan oo kale ayaan ilaa hadda aanay ka hadlin xukuumada iyo Maamulka Gobolka Awdal

Advertisement

Ku Xayeysiiso