Robert Mugabe 21Feb,1924 Sept, 2019 mohamed yusuf abdillahi

Magacu:Robert Gabriel Karigamombe Mugabe

Ku dhashay : Kutama, South Rhodesia(Zimbabwe) 

Sooyaalkiisii :Halyeey u soo halgmay, wuxu ka dagaalmay midaba takoor u dagaalmay Sinaan, Cadaalad in la helo iyo nidaamka hal qof hal cod, cabirka fikirka iyo Rai’yga xorta ah,wuxu noqday kaligi taliye, hal Xisbi iyo madaxweyne for live”Abid, gacan ku dhiig leh ah burburay dhaqaalihi ka mid ah kuwa uga fiican dunida sadeexadda ee Zimbabwe, qof kasta oo na’qdiya/mucarid aya lagu eedeen jiray”kha’inuul Waddani iyo Dabo dhiliif”

Inkasta sida aan kor xusay uu noqday oo uu ku takrifalay awood iyo wixii loo igmaday, waxa is weydiin leh reer Galbeedku maxay kula si coloobeen:

-in uu yahay nin isagu naceeb iyo takoor dadka aan asalkood ahayn Afrikaanku amba yurubiyanka.

– Wuxu ahaa nin ku adag diinta kristaanka isaga barashadiisa dugsiga hoose ila sare (Catholic mission school) oo nacab dhaqan xumidda reer Galbeedka kan soo horjeeday xuuquuda dadka isku jinsiga ah kuna tilmmamay in ay ka xun  yihin kanhoosdeeyan “Eeyada iyo doofarka”

Horumarka ugu weyn ee lagu xusuusin doona wa heerka waxbarashadda ee uu gaadhsiiyey reer Zimbabwe oo marnba indhaha laga qarsan karan oo ah 90%ay yihin wax-aqoon(literacy) wa dalka uga sareeye Afrika oo idil, isaga oo ah Macalin si weyna dadaal iyo juhid u galiye aqoonta iyo waxbarashadda.

Xigasho :Doorashaddii 2008kii wuxu yidhi oo laga soo xigtay “Alle oo kaliya ayuunba xilka iga qaadi kara”.

Qeybtii kowaad.

Qeybta labaad insha Allah waxaan ku qaada dhigi :

Heerkiisa waxbarasho, halgankii, dhibaataddii Xabsiga oo ku xidhnaa 10sano.

Hanti muxu ka tegay iyo sooyeelkii Siyaasadda iyo Shakhsi ahaan iyo dabcan Grace Mugabe oo ahayd oordiisii labadda, taariikhda halka uu ka galayo Mugabe,

Tusan

Mohamed Yusuf Diirqadhaadhent

Advertisement

Ku Xayeysiiso