muuse biixi; maxaa u diidan inuu( 10 cisho joogo ceerigaabo;) si u darso waxa qorsoon fuaad qawdhan


Tallo  ku socota muuse biixi; waxaan nahey bulsho dalkeeda jaceyl isla markaana waxaan doonaneynaa dalka somaliland inuu ka dhaco nabad waarta, laakin waxaa muuqata, in madaxda somaliland ama qof wal oo somaliland dolwada  guracan u shaqeeya uu arintaas ku fashilmey.

Madaxweyne; dalka somaliland  waxuu galley ariin aad u foolxun wale. waxaa faraha kabaxey  dhamaan ammiga dallka ka jirra taas oo dhamaan hayadaha somaliland ee amiga aay ku kala jirto qabyaalad cad oo baahsan gaar ahaan ciidammada dalka iyo policke a iyo sirdoon kuba intubba waxaa ka jirra qabyaalad xun oo baahsan,  dalkana iyagaa ka wadda araimaha bariga gobolka sanaag.

Madaxweyne intuba hayadaasi waxey ku sheegaan waraar beena. 

Madaxweyne maxaa kuu diidan inaan adigu 10 cisho joogto ceerigaabo si aad u ogaato runta ka jirrta meesha, hadii aad talladeydaas diiido walaahi inaad somaliland waxa ka socda aanaad waligaa runnta ogaaneeyn.

MUUSOW waa inaad  gobolka sanaag mudo 10 daysjoogto si aad u ogaato qabaylada aay waddaan sarakiisha dalka ioyo madaxda dalka iyo policeka aad moodo iney ku shaqeyaan , waar ceerigaabo tag oo waxa jirra ogoow, taladii udambeeysey.

ilaaahey baa mahad leh.

waxaa qorrey fuaad maxamed qawdhan

arimaha bulshada 

london

mr_qawdhan@hotmail.co.uk

facebook; fuaad qawdhan

00447383135563

Advertisement

Ku Xayeysiiso