Wardegdeg ah:Wasaarada Xoolaha iyo Beeraha Sucuudiga oo Goaamisay in Xoolahu uga soo dhoofi doonaan Dekada Berbera


Sida ay sheegayaa il-wareedyo  lagu kalsoonyahay wuxuu hadda saaka {28.6.2019} sheegayaan in wasaaradda xoolaha iyo beeraha ee dowlada Sacuudi Arabiya go’aamisay in xoolahu uga soo dhoofaya Daladooda Sacuudiga dekedda Berbera ay toos uga qaataan Somaliland oo aan wax ruqsad meel kale ah lagu xidhin .

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso