26 Juune Waa Maalin U Gaar Ah Somaliland British

Jamhuuriyadda curdinka ee somaliland muddadii sideed iyo labaatanka sanno oo ay dhidibada u taagnayad waxay qabsatay wax weyn, oo ay numper one  u ah nabad buuxda oo ka jaan qaaday  dhamaan dhulweynaha wixii la odhan jirey pritish somalilandtii.

somaliland waxay samaystay condition iyo nidaam iyo system oo ay wax waliba u dhanyihiin,taas oo kasoo baxday oo ka dhalaashay waddan ama mandiqad hoy u ah collaado,dagaalo iyo rabshado aan dhamaad lahayn.

somaliland wax badan o o wanaagsan waa lagu amaani karaa,jamhuuriyada somaliland wax ay ahayd goobtii ay ka baraarugeen wadaniyiinti xilli ay afrikaanka badankoodu hurdeen,kuwaas oo labaataneeyo sanno duurka ugu jirey iska caabintii gummeystihii engriiska kuwaas magacooga dheera  ahaan jirey daraawiishta.

ka hor engriiska waxaba jirtay boqortooyaddii adal iyo dhulki saylac oo taariikh weyn ku duuganayd.

waxa mudan in la xuso geesiyaashii ay ka mid ahaayeen xaaji aadan afqalooc, sheikh bashiir, faaarax oomaar iyo xertii iyagun hoggaminayay axsaabtii ka saxeexayay gobonimaddii engriiska ee weynaa oo mr cigaal ugu badnaa taariikhda dheerayd  oo ku duugan iyo lasoo noqoshadiiba waa mid quluubta ku weyn ee waxyar aamusa madax hoos u dhiga faatixada quraankana  u mara geesiyaashi usoo halgamay dalka iyo diintaba.

Somaliland can be praise a lot of good things, the republic of somaliland has been the place that they are aware of the country. Most of the people who used to sleep in the field of the country, who used to worship the country, who used to defend themselves from the colonizers.

Before English you used the king and the land of saylac in a big history.

It deserves to be remembered the heroes of haji adan afqalooc, Sheikh Bashir Farah Omar and his disciples were led to the end of the states of England , Mr Cigaal, Mr Cigaal, who was in the history of a long time and the heart is back. Write down the benefits of the quran, the heroes who struggled for the country and the religion.

hamse riiraash

Advertisement

Ku Xayeysiiso