Daawo: “Taliska Muuse Biixi Waa Taliskii Cabdi ilay oo soo koraya” Tani waa mid ka mid ah Eedaymihii Xeer ilaalinta S/land ay ku soo Eedaysay in loo Haysto Cabdimaalik Coldoon

Daawo: “Taliska Muuse Biixi Waa Taliskii Cabdi ilay oo soo koraya” Tani waa mid ka mid ah Eedaymihii Xeer ilaalinta S/land ay ku soo Eedaysay in loo Haysto Cabdimaalik Coldoon

“Taliskani tubtiibuu hayaa hayaa talisyadii hoogay”
” Taliska Muuse Biixi Waa Taliskii Cabdi ilay oo soo koraya”

“Dugsiga Abaarso waxaa ardayda lagu baraa isu galmoodka dadka isku jinsiga ah iyo in dugsigaasi lagu barto diin aan ahayn Islaam”

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso