Daawo Wardegdeg Ah : Dowlada Kenya Ayaa Soo Bandhigtay Xubno Ku Jira Dowlada Soomaaliya Oo Ay Ka Mamnuucday Inay Gudaha U Galaan Dalka Kenya.

Xubnahas Ayaa Waxaa Ka Mid ah Madaxda Ugu Sareesa Dalka,Wasiiro,Xildhibaano iyo Shaqsiyaad Dowlada Ka Taageero Bartooda Facebooga.
Hor Dhaca Caawa Shaqsiyaadka Kenya Ay Soo Bandhigtayna Waxaa Kamid Ah:-

1. Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo
2. RW Xasan Cali Qeyre
3. G.Barlamanka Maxamed Mursal
4. G.1 aad Muudey
5. G2 aad Mahad Cawad
6. G.G.Banadir Eng Yariisow
7. G.Amniga Maxamed Tuulah
8. W.Qorsheynta Jamaal
9. W.Dhalinyarada Mama Qadiija
10. W.Maliyada Ducale Beyle
11. Madaxweynha K.Galbeed Cabdicasis Lafta Garen
12. Madaxweynha Hirshabele Maxamed Waare
13. Agasimaha NISA Fahad Yaasiin
14. Taliyaha Boliska G.Banadir Sadaq John
15. Safiirkii Kenya Maxamuud Tarsan
16. RW Kuxigenka Mahdi Guuleed
17. Siyaasi Salad Cali Jeele
18. Siyaasi Cali Maxamed Geedi
19. Siyaasi Cali Yare Cali
20. Siyaasi Ambassador Owliyo
21. Duqbilow Kablow Faarax
22. W.Dulista Hawada Maxamed Oomaar
23. W.Waxbarashada Cabdullahi Godax Bare
24. W.Amniga Qaranka Wasiir Islow
25. Xildhibaan Mustafa Dhuxulow
26. Xildhibaan Xuseen Iidow
27. Xildhibaan Cayaar Jecel
28. Madaxweyne Kuxigenki Galmudug Xaashi Carabey
29. G.Barlamanka Galmudug Cali Gacal Casir
30. Sheekh Cali Wajiis
31. Sheekh Nuur Baaruud Gurxan
32.Sheekh Bashiir Axmed Salaad
33. Sheekh Kenyawi
34. Marwada 1aad Dalka Saynab
35. Dr Axmed Cali Daahir
36. Xildhibaan Cabdishakuur Gaal eri
37. Xildhibaan Sagal Biixi.

Wixii warar ah ee ka soo kordha iyo Haday Jiraan Xubno kale gadaal ayaan idiinka soo gudbin doonaa

Advertisement

Ku Xayeysiiso