munaasibada ciidal fidriga awgeed waxaan salaan farxadeed udirayaa ehelkay

munaasibada ciidal fidriga awgeed waxaan salaan farxadeed udirayaa ehelkay ay ugu horayso mamaday faadumo xasan yuusuf , asxaabta , shacabwaynaha somaliland iyo dhamaan umada islaamka oodhan , anigoo leh kulicaam wa,antum bilkhayr , taqabalalaahu minaa wa,minkum saalixal acmaal. 

rabibaynu subxaana watacalaa naxariis uga baryaynaa waalidiinteenii inaga horumaray ee aan nasiibka u helin inay inalaciidaan maalintan farxada leh .

mohamed abdirahmaan (dhumiye)

Advertisement

Ku Xayeysiiso