Dhamaan Cidagalaha Ku dhaqan Dalka Norway iyo Guud Ahaan Jaaliyada Norway Waxay tacsi u diraysaa Ehaladi iyo Qaraabadii uu ka baxay Marxuun Mawliid Xasan Liibaan.

Cabdi Xakiim Ismaaciil X.Ahmed Amiin Markazka Tawfiiq
Xussein Cismaan Xirsi(Ina Cismaan dhuux)
Xasan Cali Gaagaab
Cabdi Nabadiid warsame
Eng. Rashiid Muuse Dheere 
Eng Aadan Hussen Burlenga
Maxamed Khadar  Ali
Khadar Muxumed Xayd
Eng Ahmed Xasan
Oday Maxamed Jaamac Cali (Qoolcaday)
Yusuf Ibrahim Aw Axmed Yusuf Gadhle
Muuse Xariir Faarah
Yusuf Xalane
Caaqil Cali Maahir Jaamaca (Cali Madharagto)
Ganacsade Cabdilaahi Cagawayne
Maxamed Caydiid Tahar
Prof. Maxamed Cali Ciise (Taani)
Mustafe Indhacaad
Eng Cabdi Casiis Bitijoor
Cabdi Wayrax Warsame
Eng Xasan Axmed Xuseen Damal
Eng Maxamuud Cabdi Cilmi
Eng Axmed Xasan Caways
Cadiid Xasan Galool
Maxamd shiine Keenadiid
Khalid Abiib Jamac
Jaamac Guun Jaamac
Cabdiraxmaan Maxamuud Cigaal (Ina Sambiile)
Cali Cabdi Gaas
Oday Maxamuud Xasan Haldhaa( Fayr)
Khadar Cabdi Cilmi
Eng . Garaad Xariir Faarax
Eng Rashiid Maxamed Aw Yuusuf
Dr Maxamuud Wayrax warsame
Fuad Axmed Abdilaahi (Geeljire)
Cabdi Kariim Biix Cali Wayrax
Sheekh Bare Gandameer .
Cabdi Qaadi Axmed Shafad.
Maxamed Qorane
Cabdilaahi Saleebaan Hoori.
Dr Cabdxakiim Qorane
Cabdi Rashiid Maxamed Xujaale
Mataan Maxamed Xujaale
Jamaal Maxamed Xujaale
Kayse cubeed Maxamed
Muxumed Dhoore Mustafe
Cabdilaahi Ciro
Xildhibaan Maxamed Saleebaan
Mawliid Muxumed Xawaadle
Shabcaan Muxumed Xawaadle
Cabdikariim Cali Kaahim
Ganacsade Axmed Cali Kaahin
Faysal Cali Kaahin
Dhamaan Xubnahan oo Reer Norway ah  iyo Qaar kale oo aan la soo koobi karayn waxah Tacsi u dirayaan Alleh ha u naxariis Maruum  Mawliid Hasan Liiban oo Ka tirsanaa Jaaliyada Reer Norway Gaar ahaan Magaalada Oslo kaas oo ku geeriyooday Magaalada Hargaysa.
Dhamaan Dadkani waxay leeyihiin Samir iyo Iim Alleh ha ka siiyo Eheladii iyo Qaraabadii  iyo Jaaliyadii Reer Norway ee uu baxay Marxuumku .
Sidoo kale waxay ilaahay uga baryayaan Marxuumka in Uu janadii Fardawsa ka waraabiyo.
Amiin amiina
 

Advertisement

Ku Xayeysiiso