Daawo/Wardegdeg ah : Hal Qof oo dumar ah ayaa ku geeriyootay Halka Wiil Dhalin yaro ahina ku dhaawacmay Gaadhi Bas ah oo ku Qalibmay Deegaanka Waqooyi Ee Hargaysa

Alleh ha u naxariistee Hal Qor  Haweenay ah ayaa ku geeriyootay Halka Wiil Dhalinyaro ahina ku dhaawacmay Gaadhi bass ah oo ku Qalibmay Deegaanka Waqooyi  ee Magaalada Hargasays.

Gaadhigan Basska aha yaa la sheegay in uu Meel Booraan Biyo jiifaan uu ku dhex gadoomay taas oo ku taala Degmada Daarasalaan Ee Waqaayiga Hargaysa .

Isla Markiiba waxaa goobtaas Tagay Ciidamo gurmar ah oo ka socday laanta Dabdemiska Kuwaas oo Caawimo u fidiyey Dadkii Shilku ku haleelay Basska ku gadoomay Deegaankaasi

Hal qof oo dumar ah ayaa ku Geeriyootay, wiil kale oo dhalinyaro ahina wuu ku dhaawacmay
Kadib markii uu Gadoomay Gaadhi bas ah oo kusii jeeday Degmada Daaru-salaam ee Waqooyiga kaga beegan Magaalada Hargeysa.

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso