Fadlan Caawi Hooyo Afar caruur ah haysata oo Carabka Kanser ka soo baxay

Fadlan Caawi Hooyo Somaliyeed Oo Haysata 4 ( Afar Caruur Ah ) Oo La ill daran Finn carabka ka soo baxay oo lagu sheegay in uu yahay Kanser taas oo dhakhaatiirkii Nairobi ay ku yidhaahdeen waxaanu kaaga jaraynaa 10, 000$ (Toban kun oo doller).

Fadlan Ruux sadaqo ka gaysanaaya Waxaad kala xidhiidhi kartaa Macluumaadkan hoos ku yaala

Magaceedu waa :    Nimco Aden Ahmed
Telefonkeedu waa: +254 721427618
Nairobi  Kenya

Fadlan daayo Vidoega hoose yaala:

Advertisement

Ku Xayeysiiso