Daawo: Deg Deg Wasiirka Cadaalada JSL Oo Hada Gaadhay Degmada Badhan

Daawo: Deg Deg Wasiirka Cadaalada JSL Oo Hada Gaadhay Degmada Badhan

Badhan( THN)Wafti uu hogaaminayo wasiirka wasaaradda cadaalada JSL ayaa gaadhay degmada Badhan ee gobolka Badhan halkaasi oo si diiran loogu soo dhaweeyey, wasiirka iyo waftigiisa ayaa markii ay soo gaadheen degmada Badhan waxay salaan sharaf ka qaateen cutubyo ka tirsan ciidanka qaranka JSL ee ku sugan degmada Badhan, iyo qaybo ka mid ah bulshada.
Geesta kale waa markii ugu horaysay ee tan iyo xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi la doorto uu wasiir ka tirsan xukuumadiisu soo gaadho degmada Badhan ee gobolka Badhan.

Advertisement

Ku Xayeysiiso