IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN. Waxaa hadda ku geeriyooday cisbitaalka Hargeisa International ee magaalada Hargeisa odeygii nabada  Xaaji Abdikarim Hussein (  xaaji Ábdi waraabe) 

 

Tacsi

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN. Waxaa hadda ku geeriyooday cisbitaalka Hargeisa International ee magaalada Hargeisa odeygii nabada  Xaaji Abdikarim Hussein (  xaaji Ábdi waraabe) , Xaajigu waxa uu dhintay maanta oo ay bishu tahay 10/5-2019 sidoo kale bishu tahay bishii soon ee ramadaaan, maalinteedii 5aad oo ah  maalin Jimce ah,  Anaga oo ah dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin, oo kala joogna daafaha adduunka ; Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhamaan shicibka Somaliland meelkasta oo ay joogaan, ehelkii, reerahiisii, caruurtii, waxa kale oo aanu ka tacsiyadeynaynaa xaukuumada Somaliland , iyo dhamaan golayaasheeda. Waxan illaahay ka Baryayaa inuu naxariistiisa  ku geliyo  janada ugu saraysa.

Waxa aanu ka codsanaynaa xukuumada Somaliland in Xaaji Abdikariim loo dhiso taalo lagu xasuusto, geesi lasoo dabaashay Somaliland

marxalado adag ayuu ahaa, mana ilaawi doono inta aanu nool nahay,

GEESI INAGA BAXAY WEEYE, DAMAL LA HADHSADOO INAGA DUMAY WEEYE

Aaamiin

           1. Rashid Sheikh Aadan iyo xaaskiisa
2. Jamal Ali Hussein iyo xaaskiisa
           2. Dr. Saad Ali Shire iyo xaaskiisa

3. Abdillahi Ibrahim Habane iyo xaaskiisa

3. Mohamed Ibrahim Yasin (Olaad ) iyo xaaskiisa

4. Osman Ali (malow) iyo xaaskiisa
5. Abdikarim Ali Jama iyo xaaskiisa
6. Abdi Jabouti iyo xaaskiisa
7. Ahmed Ismail iyo xaaskiisa
8. Abdi Ali Warsame
9. Abdiqaadir Aadan Qadi

9. Ismail Abdi Duse
10. Hussein Wadadyare iyo xaaskiisa
11. Mohamoud Abdi Dacar iyo xaaskiisa
12. Zakaria Hassan Waes iyo xaaskiisa
13. Mahamoud Haji Aadan iyo xaaskiisa

14. Dr Ahmed Ali Qawdhan

14.  Mohamed Elmi Aadan

15.  Marwo Amran Ali

16. Nuuradiin Ahmed yasin iyo xaaskiisa

17. Abdirahman Abdillahi Tayaxweerar iyo xaaskiisa
18. Khadar Haji Aadan Jibril
19. Suldan Haji Aadan Jibril
20. Ahmed Mohamed Ali iyo xaaskiisa
21. Mustafe Wadadyare iyo xaaskiisa
22. Mohamed Abokor iyo xaaskiisa
23. Abdiasis Shabeel iyo xaaskiisa
24. Awil Goox iyo xaaskiisa
25. Abdillahi Jama yusuf iyo xaaskiisa
26. Aadan Mohamed Hassan iyo xaaskiis
27. Haji Ibrahim Ishal iyo xaaskiisa
28. Ali Mohamoud Sugal iyo xaaskiisa
29. Ibrahim Farah Jama iyo xaaskiisa
30. Mohamoud Abdillahi Elmi ( Abukoodh) iyo xaaskiisa
31. Abdi Asis Muse iyo xaaskiisa
32. Omer Yasin Gabahadi
34. Mohamed Haji Daud iyo xaaskiisa

35. Saleebaan Bidhiidh

36. Nuux Haji Ali Shire iyo xaaskiisa
37. Sheikh Mohamed Haji Ismail iyo xaaskiisa

38. Abdillahi Mohamed Deriye

39. Ahmed Ibrahim iyo xaaskiisa
40. Abdikarim muse iyo xaaskiisa
41. Bahnaan Haji Aadan iyo xaaskiisa
42. Dr. Abby Yusuf iyo xaaskiisa
43. Abdiasis Shabeel iyo Xaaskiisa
44. Suldan Abdirahaman Ali
45. Sheikh Mohamoud Kayre
46. Abdillahi Farah
48. Abdirahman Said
49. Ganacsade Mohamed aw Said
50. Ahmed Aw Said

51. Dr  Ali Osman iyo xaaskiisa

52. Mohamed Ahmed Yasin Gabahadi

53. Fosia Yusuf Haji Aadan
54. Suaad Carmiye

56. Ahmed Yusuf Yasin iyo xaaskiisa

57. Said Mohamed Aamin
59. Abdillahi Saleebaan Bide
60. Ambassador Lenin
61. Ahmed Said Eghe
62. Ali Ahmed Mohamed

63. Adan  Haji Ali

64. Farhan Haji Ali
65. Jama Muse Jama
66. Yusuf Suldan Ali
67. ambassador  Rashid Garuf Nur
68. Sidiiq Mohamoud Gaheyr
69. Farhiya Haji Hussein Jaahuur
70. Mujaahid Yusuf Abdi Gaboobe

71. Haji Muse Abokor Hersi ( Muse Dalab)
72.khadra Ahmed foodcad iyo Inaanteeda Halgan Ahmed Adaan
73. Abdi Ali Farah
74.Mariam Ahmed Foodcad
75. Abdirahaman Abdillahi iyo Xaaskiisa
76. Amina Hussein Abby
77. Nasra Caaqil Yare
78.Yussuf Ahmed Foodcad iyo Xaaskiisa
79.Mahamud Ahmed Foodcad iyo Xaaskiisa
80.Hassan Deeg Ahmed Foodcad
81.Rachid Abdulrahman Fooscad iyo Xaaskiisa
82.Kaltoun Abdulrahman Foodcad
83.Fosiya Ahmed Foodcade
84. abdi dheig Hussein iyo xaaskiisa
89. Shamis Ali Farah
90.Asha Ali Farah
91. Amina Ali Farah
92.Fadumo Abdillahi Muse
93. Mohamed Saleeban Dirir
94. Jama Osman ( Jama BBC)
95. Keyse Jama Farah
96. Farah Abdi Nuur
 98. Hawa Osman Muse

99. Ayan Saleebaan Abdi

100. Mohamoud Aadan Jama

101. Mohamed Ali Bile

102. Omar Abokor

103.Kaltuun Elmi

104. Sucaad Abdi Cige

105. Iman Ashara

106. Asha Mohamoud Adan

107. Mohamed Abdillahi Soofadhiiste

108. Khadiija Hussein Aadar

109. Mustafe Carab

110. Abdi Rooble

110. Ibrahim Shaakir

111. Mohamed Aftah

112 .Safiya Ali Henery

113. Maryan Ali Henery

114. Aan Mohamed Henery

115. Suldan Mohamed Nuur

116. Abdisamad Mahamed Nuur

117. Ali Mahdi Hussein

118. Mohamed Yusuf

119. Hassan Yusuf

120. Osman Xamari

121. Halimo Haji Abdi

122. Zamzam Mohamed Eghe

123. Hodan Ahmed

124. Abdirisaaq Haji Yaaxeen

125. Dr. Saleeban Abdi Guled

126.

Advertisement

Ku Xayeysiiso