Faa`idoyinka Biyaha bisha Ramadaan

Zamzam mineral water
Fayadhowrka biyaha

Dhaqaalaha ganacsiga waxsoosaarka maalgashiga warshadaha dalka jsl waa in la kobciya la dhiiri galiyaa si wasoosarka ganacsigeenu uu ugu baaho aduun waynaha xidhiidh ganacsna i aynu ula yeelanaa
Biyahu waa noolasha 1aad ee aynu ku noolahay waqti kasta waa waajib in aynu helo biyo fayadhawrkooda la soo diyaariyey
Warshadaha dalka iyo maalgashigoodu waxa uu horseeday koboc dhaqaale shaqaale abuur iyo joojin lacagtii adkayd ee aynu u diri jiray aduunwaynaha
Jsl waa in la dhiiri galiyaa maalgashiga ganacsiga warshadaha dalka iyo waxsoosaarkooda ganacsi waa in laga dhimaa cashuuraha dawliga lana siiya kab dhaqaale

Biyaha waa in xoog loo cabaa gaar ahaan waqtiga subaxdii 1 litir oo biyo nadiifa waxa in badan ay saamayn waxtar u leeyahiin caafimaadka qaybaha jidhka
Biyahu waa furaha noolasha bina aadamiga biyaha marna kama maarmi karo waxa nabigeeni inoo sheegay in shay kastoo nool ka samaysan yahay biyo
Xidhiidhka wayn ee aadamahu la leeyahay biyaha ayaan manta qormadeena kaga hadlaynaa
Waxa aadamuhu dhamaan isku raaceen in caafimaadka biyaha qodobka ugu horeeya uu yahay in biyaha la cabaya ay nadiif noqdaan 97% sababta oo ah sida lagu helo ayaa adag
Biyo intaas ka tayo fiican qodobka labaad ee soo raaca waa in ay dheeli tiraadan macdanaha biyaha ku jira ee ay ka kooban yahiin oo runtii aad u qaaliya una fiican caafimaadka iyo difaaca qaybaha jidhka aadamaha
Ogow waxa ugu qaalisan biyaha roobka iyo heerka nadaafada ee ay soo maraan sida diintenu sheegtay
Intaanay biyaahasi dhulka taaban sii toos ah marka uga yimaadan cirka waxay waxtar badan oo ay ka daawo yihiin caafimad qabka aadamiga
Waxa loo baahan yahay in aynu had iyo goor ka shaqayno nadaafada biyaheena iyo weelasha wadooyinka ay soo maraan oo aynu ka shaqayno waxa wax tar badan ka yahiin fayaqabka bulshadeena
Sida kormeer iyo u kurgal ay ku sameeyen dad isku hawla arimaha biyaha waxay ka diyaariyeen halka manta ay marayso nadaafada biyaha biyaha laga cabo dhijaamaha baliyada qulqulka fog ceelasha ee ay ka yimaadan biyaha roobku marka aad u sii fiirsato aad fahmi karto fiditaanka magaaloyinka iyo qashinka ku baahay miyi iyo magaalo uu calaamad u yahay sida dhibta yare e daadku u qaadi karo ee uu qaadhsin karo meel fog
Dadka reermiyaga marka aad ka waraysato arimaha biyaha waxay ku sheegayaan marka ay dhoobo qaadayan baliyadooda ay ku arkaan qashin iyo wasakh soo raaca oo aanay garanayn madaama ay ku nool yahiin miyi fog halka qashinkan magaaladu uga yimid
Biyaha hadaan si gaara loo ilaalin waxyaabaha fadarayn kara ee sida weelka kaydinta iyo jirikamada aynu ku shumano biyaha oo aan si fiican loo ilaalin nadaafadeena waa waxyaaba uu shubanku u layey ubadkeena maalin kasta
Sidoo kale waa in taangiyada biyaha aynu ku kaydsano iyo weelka biyaha aynu darsano si fiican loo ilaaliya had iyo goor nadaafadooda sida furarka jirikaamada oo si fiican loo maydho
Biyaha waa in si fiican loo kariyaa ama lagu rido daawada biyaha safeeye oo si fiican u dili kara jeermiska biyaha soo raaca

Fariin caafimaad

WQ: Dr Buux Ibraahin Aadan
Fayo-dhawre madax bannaan
buux02010@gmail.com

Advertisement

Ku Xayeysiiso