Sudan: Gole ay u dhan yihiin rayidka & ciidamada oo lagu dhawaaqay

Waxaa jira soo kabasho iyo natiijo wanaagsan ka dib todobaadyo ay socdeen ismaan dhaaf u dhaxeeyay hoggaanka ciidamada ee qabtay talada iyo dad dhigayey bannaanbaxyo ashtako ah,kaas oo ku saabsanaa sida loo maamulayo dalkaasi ee bilaha soo socda.

Hoggaamiyaasha kacdoonka iyo taliyaasha ciidamada ayaa gaaray heshiis lagu dhisayo gole ay ku mideysan yihiin madax ka socota rayidka iyo ciidamada,si looga hadlo xilliga kala guurka oo si nabad ah maamulka dalka loogu wareejnaayo xukuumad rayid ah.

Ciidamada Sudan aya talada dalkaasi qabtay horaantii bishaan ka dib kolkii ay meesha ka saareen madaxweyne Omar al-Bashir.

Advertisement

Ku Xayeysiiso