Cudur cusub oo dir la yidhaa ayaa jsl lala soo galay W/Q caamir

29ka sanee dalkani midnimadiisii iyo sharaftiisi  la soo noqday lama maqli jirin cudurkan dirta la dhaho

jsl waa ka madax banaana lama maqli jirin marka magacan la maqlo waxa iigu horeysay shirka carta

2000 arintaaso ina geelaha jubuuti haystaa arintan dirta ah isagu abaabulay una yeedhay dhankan sl odayal

ka mida suldaano magacooda la garanayo hadadan dalka jsl ku sugan waxba magacaabi mayno ku saxeexay

shirka carta isaaqu waa dir iyo waxaas ujeedka ina geelaha jubuuti sidaa u rabay waa xildhibanada isaaqa

ee ku sugan ama aaminsanaaba midnimada kuraasta yeyna qaadan 61 kursiye dirta raaciya 28 meelahaa 

haku soo hadhaan iyagoo markaa barlamaan ku sheega xamar daawade ka noqda ujeedkiisuna ahaa 61 kursi

isaaq baarlamaan ku sheega xamar ku yeesho mooshin ictiraafka sland bay keenayaan dirta inaga raaciya 

haday isaaqnimo wax ku

qaadan lahaayeen 61 kursi bay qaadan lahaayeen  laakin ilaa maanta maba fahansanaba caynku halka laga

qaloociyye iyo ujeedada laga laha kaaga darane kuwaa baarlamaan ku sheega xamar ku sugani waabay iskaga 

faraxsan yiin umad liidata dhe

arinta kale aad aan ula yaabay waxa ka mida wasiirkan maaliyada ethiopia kana so jeeda  ee kililka ahmed shide qabiil ahaan waa

nin dir ah wuxuuna ka sii yahay qabiil la yidhaa (gure) gur-gure maaha , shirarkan adis ilaa jsl lala soo galay

ee dirta la yidhaa isagaa abaabulkisa wata anuu sidaan u badinayo bal isaaqan kililka degan ee  deegaan

balaadhaan ku le  mey raganimadooda han ku yeeshaan ay ismaamulkan kililka kula wareegi lahaayeen maxay

gure iyo ahmed shide ugu suuq tagayaa isaga ku guurayee deegaan balaadhana male ninkaasi gure tuulo la yaqaana

male 

ta kale isaaqan dirta sheegta waxaan waayay weriye qudha oo weydiiya bal isaaqan dirta xaguu ka galaa ma ku abtirsadaan

sideynu naqaano isaaqo waa 8 afar iyo isku baha iyo afar isku baha sheekh isaxaaqna abtirsiin carbeed sii le 

bal isaaqan aan kula soo galgalanaysaan waa dir bal meeshu ka galo kuwiinaa koofiyad baclayaasha ah umadda

usoo bandhiga ta kale prof cabdisalaan yasin oo aan is lahaa aqoon wax badan  buu ogyay waxaa soo baxday aqooni

wax ma tarto arin kalaan aad ula yaabay safiir dhan  oo dalkan jsl safiir uga ah ethiopia inuu ethiopia gudaheedii kilil ka mida

ka dhex hadlay ninkaana waan fahmi waayay aqoontiisa siyaasaddeed wa fafiir dhan cid xil ka qaadayna ma jirto tusaale

safiirkan jamaludiin ee ethiopia u fadhisa caasimada jsl hadu ka dhex hadlo jsl dhexdeeda ma fiicna soo maaha 

meeshan aqooni ma taalo kaad is odhan lahayd aqoon baa ku duuban waa si kale u daa

caamir ahmed

Advertisement

Ku Xayeysiiso