Wardegdeg ah: Madaxweyne Cumar Xasan Al-Bashiir oo Xabsi guri la galiyey Kuna Xidhan Madaxtooyadii Madaxdii la shaqaynaysay oo iyana Xabsi guri la galiyey Kadib markii Milatarigu la wareegay Dalka.

Wardegdeg ah: Madaxweyne Cumar Xasan Al-Bashiir oo Xabsi guri la galiyey Kuna Xidhan Madaxtooyadii Madaxdii la shaqaynaysay oo iyana Xabsi guri la galiyey Kadib markii Milatarigu la wareegay Dalka.

Wararka ka imanaya hada dalka Sudan ayaa sheegaaya in madaxwaynaha dalka Sudan Cumar Albashiir ayaa lagu xidhay guriga maraxtooyada, waxa isna guriga lagu xidhay Raysal wasaaraha dalka Maxamed Dahir Ayala wararku waxa ay intaas ku darayaan in cidamadu U soo baxeen wadooyinka iyo biriishyada oo ay rasaas teel teel ahi ka dhacayso agagaarka maraxtooyada, waxa kale oo xabsiga loo taxaabay siyaasiin kale oo badan.

Xukun maatari ayaa ka dhacaya Suudaan Waxa isna la xidhay madaarkii Khartuum oo waxana ka soo dageen waxna ka dhoofeen

Advertisement

Ku Xayeysiiso