Daawo: Mulkiilihii Wikileaks Julian Assange Oo Xabsiga loo Taxaabay kadib markii Booliska UK Galeen Safaaradii Ecuador ee ku taalay London ee Mudada Dheer uu ku jiray

Daawo: Mulkiilihii Wikileaks Julian Assange Oo Xabsiga loo Taxaabay kadib markii Booliska UK Galeen  Safaaradii Ecuador ee ku taalay London ee Mudada Dheer uu ku jiray

Mr Assange Ayaa Qoxoontinimo ku joogay Safaarada Ecuador todoba sano kadib makii lagu soo eedyey Kufsi ka dhan ah Gabadh Swedhish ah . Policeka ayaa sheegay in la xidhayn lana hor keenaayo Maxakamad.

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso