Qorshaha beebka rajada caasimada hargeisa waxa  hirgaliyey

 

Qorshaha beebka rajada caasimada hargeisa waxa  hirgaliyey mulkiilaha shirkada

Spi  axmed osman geele farah oo ku bixiyey  hargeisa iyo burco 10 milllon doolar

Si dadka ku nool gobaladaas ay u helaan biyo nadiif ah

 

Caasimada hargeisa oo in badan ay ka jirtay biyo la aan  badan oo keentay in ay si

Xoogleh uga qayb qaatan booyadaha oo soo qaada biyaha ay isticmaalan  shacbiga ku nool caasimada hargeisa maadama ay biyahu yahiin noolasha aasasiga  bina aadamka

 

Taas oo dhibaato xoogan iyo culays dhaqaale ku haysay in shacbiga ku nool caasimada hargeisa iyo burco ay helaan biyo nadiif ah oo ugu yimaada qiimo

Jaban

Iyadoo sidoo kale booyadaha biyaha u keena caasimada hargeisa ay  inta badan

Ka timaado khatar shill gaadiid ah  oo mashquul galiyey laanta nabad galyada wadooyinka maadama ay wadooyinka caasimada hargeisa inta badan  burbursan

Yahiin iyo cidhiidhi ka jira jidadka  gadiidka

 

Qorshaha biyo galinta caasimada oo inta badan u fadhiyey  dhaqaale aan loogu talo galin sidii shacbigu ay uga gudbi lahaayeen  biyaha cidhiidhiga ee booyadaha

Hadaba sidii qorshahaa biyo galinta caasimada hargeisa iyo burco  loo hirgalin lahaa waxa naf iyo maalba u huray sidii shacbiga ku nool goboladaas ay u heli

Lahaayeen biyo nadiif ah oo daawaysan  muwaadinka mulkiilaha shirkada spi

Oo ka qaatay qayb laxaadleh  hirgalinta iyo dhamaystirka qorshahaa biyo galinta

Gobolada dalka  muwaadinkaas oo ku bixiyey  qorshaha biyo galinta labada gobol

Lacag dhan  10 milon doolar

Ugu dambayn waxaan dawlada jsl  usoo jeedinayaa in aanay u baahnayn

In la hagardaameeyo  muwaadaniinta maalkooda ku bixinaya  dhiska tanta

Guud  sida biyo galinta  gobolada dalka waxa loo baahan yahay in  dawlada jsl

Ay ilaaliso  xuquuqda muwaadiniinta ganacsi ee dalka meelna ay uga soo wada

Jeestaan shishiiyaha  

Ganacsadahu waxa uu  maalgashaday dalkiisa  faidadii ganacsi ee soo gashayna

Waxa uu ku maalgaliyey  inuu ka hirgaliyo mashaaric biyo soo saar ee gobalada dalka waa in laga daaya hagardaamada si uu usii wado  hawlihiisa shaqo

 

Ala mahadle

Eng  hasen abdi kabadhe

Advertisement

Ku Xayeysiiso