Daawo/ Degdeg: Wafti ka socda Midawga Yurub iyo UK oo soo gaadhay Hargaysa Waftiga ayaa la filayaa in ay Somaliland kala Hadlaan Arimaha Doorashooyinka Fooda inagu soo haya

Daawo/ Degdeg: Wafti ka socda Midawga Yurub iyo UK oo soo gaadhay Hargaysa Waftiga ayaa la filayaa in ay Somaliland kala Hadlaan Arimaha Doorashooyinka Fooda inagu soo haya

Wefti ka socda Midowga Yurub iyo UK Ee soo gaadhey maanta magaalada Hargeysa oo uu ku jiro Wafti ka socda Safaaradaha dalal kala duwan ayaa lagu soo dhaweeyey magaalda Hargaysa.

Waftiga ayaa inta ay jogaan la filayaa inay Dawaladda Somaliland kala hadlaan arimo ay ka mid tahay dib u dhaca dorashadda golayasha wakillada iyo dagaanka.

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso