Gudaha ka eeg: Xildhibaan ka tirsan Somali State Oo Hal Qof ku dilay Magaalada Jarati .. Iyo Xaalada oo Kacsan

Xildhibaan ka tirsan SomaliState ayaa laba qof dilay Xildhibaan Bashir Diiriye Camay ayaa laba ruux ku toogtay gobolka Jarati halkaas oo ay dilka xaqiijisay Gudoomiyaha gobolka Jarati, sabtata dilka ayaa lagu sheegay muran dhulbeereed Xildhibaan ka ay siisay Dawladii hore ee Cabdicumar gadhwadeenka ahaa taas oo dad kale ku qabsadeen Xidhibaanka ayna leeyihiin in ay iyagu lahaayeen Dawlada dhacday ayaa dhul badan bixisay, Gudoomiyaha gobolka ayaa sheegtay in ay gacanta ku hayaan gacan kudhiiglaha iyo qof kale oo la socday sharcigana la hor keenaayo.

Advertisement

Ku Xayeysiiso