Daawo: Wasiirka Maaliyada Dowlada Federalka Ethiopia Ahna Gudoomiyaha XDSI Md Axmed Shide Oo Ka qayb galay Xaflada Maamul u samaynta Deridhaba sheegayna iyo Sidii xall waara looga Gaadhi lahaa Rabshadaha soo noqnoqda Ee Diredhaba

Wasiirka Maaliyada Dowlada Federalka Ethiopia Ahna Gudoomiyaha XDSI Md Axmed Shide Ayaa U mahad naqay Qaybaha Kala Duwan ee Bulshada Waxaanu hadalkiisa ku yidhi sida tan:

” Suldamada , Dhalinyarada iyo Waxgaradka Degaan somalida Dhaman waan idin Mahadnaqaya Talooyin ka ad isoo Gudbisan iyo Tageraha ad uu hesaan Xisbiga SDP.
Mantaa waxaan ku suganahay Madalada Dire Dawa, Dhismahaa Mamulka Cusub ee ismamulka magalada Dire Dawa iyo Sidii xal waraa lagu helii lahaa Dhibatoyinki ka jiraay magalada Dire Dawa”

Ahmed shide

Advertisement

Ku Xayeysiiso