Aabo hantida ummada kuma siin karo

Assalamu Calykumu Salaam

Hantida ay ummadu wada leedahay oo ay madaxda iyo eheladoodu ay si sharci daro ah u qaataan waa asaaska mushkiladaha siyaasadeed ee in badan oo mujtamacaadka Musliimnta ah. Fadlan halkan ka daawo sida uu nabi Maxamed (csw) mushkiladan ugu baraarujiyay Muslimiinta.

Mahadsanid

— 

Said Ali Ahmed
Ottawa

Advertisement

Ku Xayeysiiso