Daawo/Degdeg: Diyaarad Ay leedahay Ethiopian Airline oo Saaka ka kacday Addis kuna jeeda Nairobi ayaa Dhacday Taas oo ilaa hadda aan la helin Raqdeedii

Waxaa dhacday oo ilaa hadda aan meel lagu sheego aan la ogayn raqdeedii iyo dadkii ay la burburtay diyaarad ay leedahay Shirkada Ethiopian Airline Taas oo saaka 8:38 Ka amaba baxday Addis ababa iyada oo ku sii jeeday Magaalada Nairobi Waxaana la  xaqiijiyey dhicitaankeeda iska saaka 08:44 taas oo ay macnaheedu tahay lix minit markii ay hawada ku jirtay in diyaaradaaa la waayey meel ay jaan iyo cidhib dhigtay.

Diyaaradan ayaa la sheegay in ay siday dad gaadhaya 150 ruux.Dhicitaanka diyaaradan ayaa waxaa xaqiijiyey Shirkada Ethiopian Air line sidoo kale waxaa barta Tweiterkiisa ku qoray Raisal wasaaraha dalka Ethiopia Md Abay Axmed isaga oo ka tacsiyeynaya eheladii iyo Qaraabadii ay ka geeriyoodeen dadkii saarnaa diyaaradaasi.

Diyaaradan ayaa ahayd kuwa  yaryar ee isaga goosha gobolada iyo Africa da dhawdhaw.

Wixi war ah ee ka soo kordha isha ku hay Togaherer

 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso