Deg Deg Shirweynihii Golaha Dhexe ee Xisbul Xaakimka Kulmiye oo Dib u Dhac ku yimid

Gudoomiye ku-xigeenka Xisbiga Kulimaye ayaa sheegay in dib u dhac ku yimi qabsoomidii shirka golaha dhaxe ee xisbigaas.

Gudoomiyuhu waxa uu sheegay in shirku qabsoomi doono 25-ka ilaa 26-ka bishan labaad ee sanadkan 2019.

Qabsoomida shirka golaha dhexe ee Kulmiye ayaa hore ugu mudaysnaa inuu qabsoomo 23-ka ilaa 24-ka bishan labaad 2019.

Advertisement

Ku Xayeysiiso