Daawo: Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici oo Xafiiskiisa ku qaabilay Mr Gilani Saad iyo Wafti uu hogaaminaayo oo ka socda Hayada ILO

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr.Gilani Saad iyo wafti uu hogaaminaayo oo ka socday hay’adda ILO oo kamida shanta hay’adood ee ku midoobay mashruuuca JPLG-ga

Advertisement

Ku Xayeysiiso