Agaasimihii Shirkadda DP World Boosaaso oo lagu dilay Weerar Ka Dhacay magaalada Boosaaso

Toogasho saaka aroortii hore ka dhacday magaalada Boosaaso ayaa lagu dilay mas’uulkii u sareeyey shirkada Dp World Boosaaso.

Wararka ka imaanaya xarunta gobolka Bari ayaa xaqiijiyay in la dilay Masuulkan shirkadda Dp World.

Ninkankan oo lagu magacaabo Paul anthony Fermosa ayaa la xaqiijiyay in lagu dhax toogtay Marsada magaalada Boosaaso waxaanu dhalasho ahaan ka soo jeedaa Wadanka Talyaaniga.

Masuuliyada Dilkan ayaa waxa sheegatay Kooxda Alshabaab.

Advertisement

Ku Xayeysiiso