jsl oo ahayd dalki 4aad ee afrika xorooba 26.6.60 in maanta la yidhaa dalal yaryar oo aanay cidiba aqoon taariikh hore oo dalna aan weligood noqonin la dalkii jsl la bar bar dhigo xubina ay ka noqoto waa nasiib darro W/Q caamir ahmed

aqoondarrada haysata wasiirka ciyaaraha jsl ee ku faraxsan inuu dalal an hore taariikh u lahayn weligood

oo dalal kale ka,go,aya ay ka tirsanaayeen tariikhdooda oo dhan inuu la bar bar dhigo dalkan jsl ee taarikhda

lahaa ahaa dalkii 4aad ee afrika xorooba 26 june 1960 kii xuduud cayiman le taarikhdisa laga wada dheregsanyay

inuu maanta wasiirku la shir yimaado ma ahayn dalkii jsl la meel dhigo

waxaan ku darayaa siyaasiyiinta jsland ee markay hadlayaan ku bilaaba 91 kii baanu ka go,nay somalia ee beesha

caalamkuna rayiga qaldan la qaadanayaan oo ay warbixin kastoo ay soo saaraan beesha caalamku odhanayaan 

sl the break-away of somalia oo micnihu yahay sl oo ka go,aya somalia kelmadaha ah break-away iyo ka go,aya 

waxa loo isticmaala dalal aan dal markooduu hore aan ahayn kala,go,id ba hadaa maqasho maskaxdaada waxa

kuso dhacaya wax markoodi hore isku yaalay oo kala go,aya beesha caalamkuna waxay ku odhan doontaa uun 

isku soo celiya dal inuu kala go,o ma ahee waana siyaasadda ay jsland fahmi kari, la,dahay ilaa yooma hadaa siday

u saxdo laakiin  somaliland maaha dal dal kale ka go,aya 

ee waa midnimadii 60 dalkoodi meeshay ka yimaadeen 60 ku noqday 

xukuumadda jsl ayaa looga fadhiyaa inay caalamka u cadeyso ma nihin dal ka go,aya somalia mana nihin break away

ee waxaanu ahayn dalki 4aad ee afrika xorooba 26 junr 60 waxa inaga horeeyey uun afrika ilaa 3 dal kii 4aad baynu ahayn

maanta may ahayn in xubin laga noqdo dalal yaryar oo aan dal ahayn sidii jsl lana casuumo la isla meel dhigo hawaddana

laga saaro taariikhdii dheereyd ee dalku lahaa ilaa 26 june 60 

nin raga uun baa fahmi kara 

caamir ahmed

Advertisement

Ku Xayeysiiso