Hargabka Hadda Dadka ku dhacaa wuuka khatarsanyahay hargabyadii hore. By Hamse riraash

Sida aynu ognahay waxa jira hargabyo dabiiciya, oo xilliyada dhaxanta Dadka guddaha jamhuuriyada somaliland iska dhex wareega mana ahayn wax sidaa usii dhib badan ,marka laga reebbo in yaroo xummada badanaa inta kiniin la gaadhin waxa lagudawayn jiray qajida iyo waxyaalo yar oo kulkukul dabadeedna wuu iska hallooli jiray 

I Mikadan aynu joogno cimmilada miyaa isbadashay mise wax kalaa jira,waxa soo baxay hargab marka hore madaxa kugu tuurayaa jidhkaagana wada dhidid ka dhigaya jeeroo ay gaadhaso inaad miyir beeshaba 

Kiniinka aad cunto hore kaagama jibanayo waxaan u malaynayaa inay jiraan,ma xeebaheena sumam lagu soo daadiyaa ma tayadii caafimaadka hoos u dhacay?  Mise wax kaloo aan ka war hayn jira  xaqiiqdii hargabkii dabiicigii wuu ka duwanyahay ka Hadda jira alla caafimaad ka baryayaa aamiin 
Hamse riiraash

Advertisement

Ku Xayeysiiso