Daaw0/Degdeg: Gudoomiyihii Golaha dhexe Ee Kulmiye Ee Sifada Qaldan lagu Caydhiyey Oo Shaaciyey in habayaraatee Wax shir Gole dhexe ahi aanuu dhici doonin

Daaw0/Degdeg: Gudoomiyihii Golaha dhexe Ee Kulmiye Ee Sifada Qaldan lagu Caydhiyey Oo Shaaciyey in habayaraatee Wax shir Gole dhexe ahi aanuu Ka dhici Doonin Magaalada Boorama ee Gobolka Awdal.

Garyaqaan Jaamac Shabeel ayaa taas sabab uga dhigay in Khilaaf ba´an iyo is mari waa uu ka jiro Xisbiga Dhexdiisa sidaa awgeed  waxa uu sheegay markii khilaaf jiro in aanay suurta gal ahayn in shir u qabsoomo golaha dhexe ee xisbiga.

Jaamac Shabeel waxaa uu sheegay khilaaf ka dhex jiro xisbiga waxaana gudiga diiwaangalinta ururada siyaasadda u diray warqad uu arrintaasi ku dalbanayo.

Wixi faahfaahin ah kala soco Togaherer.

Advertisement

Ku Xayeysiiso