Wasiirka Waraafinta Dhaqanka Iyo Wacayi Galinta Somaliland Md Abdirahman Abdillahi Farah (guribarwaqo) Ayaa Ka Anba Baxay Dalka Ingriiska Halkaas Oo Ku Yeeshey Kulmo Xasaasiya .

Wasiirka Waraafinta Dhaqanka Iyo Wacayi Galinta Somaliland Ayaa Ka Anba Baxay Dalka Ingriiska Halkaas Oo Ku Yeeshey Kulmo Xasaasiya .

London (THN) wasiirka wasaarda Warfaafinta Dhaqanka Iyo Wacyi galinta Somaliland Md Abdirahman Abdillahi Farah (guribarwaqo) ayaa ka anbabaxay Dalka Uk Kadib markii uu Wasiirku kusugnaa muda Todobaad Ah.


wasiir Guribarawqo ayaa intii uu joogey dalka Uk waxaa kulmo layeeshey Xubno ka Tirsan dawalada Ingriska oo kamid Yahay Ergeyga dowlada ingriiska u qaabilsan Somaliland Mr Stuart Brown, Sidoo kale Haydo madaxbaanan.

Kulamdii uu wasir guribarwaqo layeeshey Dawalada Ingriiska ayaa qaar kood lagu shaaciyey saxafada Halka Kulmada Qaarna saxaafadu Dibeda ka joogtey kuwaaso badi kadhacay wasaarada arimha dibeda Iyo xarunta Madaxtooyada Ingriiska.

Waa markii u horeysey ee Masuul sare oo kasocda dalka Somaliland kulmo noocan oo kale ah uu layeesho dawalada Ingriiska taaso kusoo beegantey todobadkii hore markii uu somaliland booqdey wasiirka gashandhiga Dalka Ingriska Mr Gavin Williamson.

Dawlada Ingriiska ayaa aad u daneyneysa Wakhtigan xadirka ah Dalka Somaliland Waxaaney shegeen ilo xogagaal ahi iney dooneyso Dawalada Ingriisku iney Somaliland Xeebaheeda sidoo kale Beriga ku yeelato saldhigyo Meletry,waana Dowlda Kaliya ee ku jirta Golaha Amaanka Qaramada Midoobey Balse aan saldhiyo meletry Ku lahayn Xeebta dheer Ee bada Cas.

Advertisement

Ku Xayeysiiso