Madaxweynaha cusub ee Puntland oo shir gudoomiyey shirka Wasiirada Puntland kaas oo looga hadlayaymarxaladda kala guurka

Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta 10 Jan, 2019 waxa uu si rasmi ah u shir guddoomiyey shirka golaha xukuumadda Maamulka Puntland.

Shirka waxaa sidoo kale ka qeyb galay Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland Axmed Cilmi Cismaan, madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Madaxweyne Ku Xigeenkii hore ee Puntland Cabdixakiim Xaaji Cabdullaahi Cumar Camey.waxaana looga hadlay arrimaha kala ah amniga dalka, Shaqaalaha Dowladda iyo Warbixino kale.

Advertisement

Ku Xayeysiiso