Dawladda Somaliland oo Qaabishay Xildhibaano Kenya ka socda oo Hargeysa Yimi

Dawladda Somaliland oo Qaabishay Xildhibaano Kenya ka socda oo Hargeysa Yimi

Hargeysa (Togaherer)- Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Kenya ayaa maanta soo gaadhay magaalada Hargeysa, Waxaana garoonka diyaaradaha Hargeysa ee Cigaal ku soo dhaweeyay Guddoomiyaha gobolka Maroodi Jeex iyo Xildhibaano ka tirsan golaha Wakiilada Somaliland.

Advertisement

Ku Xayeysiiso