ethiopia maanta waxay ula macaamileysaa jsland sidii ay maamul goboleed ay tahay u dhigma kililka oromadda W/Q caamir ahmed

salaamulah

waxa nasiib daro ah in abiye ahmed jsland ula dhaqmayo sidii ay mamul goboleed ay tahay

taa waxa cadaynaya weftiga kililka oromadda ka yimi ee abiye soo direy  caasimadda jsland lagu soo dhoweyey

waxaan aad ula yaabay safiirka somaliland u fadhiya ethiopia oo aad u faraxsan oo ku le 

dalka maanta waxaanu kusoo dhoweynayyay wefti culus ninkaasi waa dublumaasi wa siyasi

ha iga hadho wey is ceebeeyeen dalkiina wey ceebeeyeen xukuumadda mw muuse biixi

ee iska garanla sawirka ku dhacaya weftiga kililka ka yimi iyo  jsland may isla siman yihiin

markay is qaabilayaan dadkii aqoontii baa ka dhimatay maskax ma jirto siyaasad wax ay ka garanayan

ma jiraan dadki wax fahami lahaana wasaaraddaha laga ilaaliyay markaa mw muuse waxaan leeyey

waxa dhegaha shacabka ka batay muuse wa geesi wa nin go,aan qaadashole wa siyaasi dalka aan 

ka bixin wuu soo halgamay,laakiin waxa wixii oo dhan isku fuuqsaday la-mood noqonse waa

goorma ayay jsland kilil la macaamili jirtay waxa xigaana waa kililka oromadda ka timi oo mw muuse

ku casuumada kililka oromada iyo mw muuse oo la kulma dhigiisa madaxweynaha kililka oromadda

waa siyaasadday ethiopia ciyaareyso laakiin xukuumadda muuse waa faashil muddo sanadda ayay ku 

fashilantay

caamir ahmed

Advertisement

Ku Xayeysiiso