Masuuliyiinta Arrimaha GUdaha JSL Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh u Dirayaan Badhasaabkii Gobolka SELEL Cabdiraxman Cabdillaahi Rooble oo saaka Ku Geeriyooday Gobolka Selel.

TACSI TIIRAANYO LEH.

Inaa lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajucuun

Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Maxamed Kaahin Axmed JSL Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Maxamed Muuse Diiriye Agaasimaha Guud ee Amniga Mukhtaar Ismaaciil Agaasimaha Guud ee Mamulka Gobolada Iyo Degmooyinka Cabdi GUrey Iyo Dhamaanba Shaqaale Weynaha Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh u Dirayaan Badhasaabkii Gobolka SELEL Cabdiraxman Cabdillaahi Rooble oo saaka Ku Geeriyooday Gobolka Selel.

inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajucuun.

Masuuliyiinta Arrimaha GUdaha JSL waxay marxuubka ilaahay uga baryayaan inuu janadii Fardawsa ka waraabiyo Qoyskii , qaraabadii, asxaabtii iyo qaranka Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo iimaan Saadiqa Ka Siiyo.

AAMIIN AAMIIN AAMIIN

Advertisement

Ku Xayeysiiso